Dowlada Somalia oo si buuxda loogu wareejiyey amniga Magaalada Dhuusamareeb

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa  maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Mas’uuliyadda amniga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Munaasabad arrintan la xiriirta ayaa saaka lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale, Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, Shiikh Shaakir Cali Xasan, taliyeyaasha Ciidamada  iyo xubno kale. Madaxa Xukuumada Galmudug … Continue reading Dowlada Somalia oo si buuxda loogu wareejiyey amniga Magaalada Dhuusamareeb